Golaha Wasiirada oo ansixiyay Sharciga Duulista iyo Hawada
Shirka Khamiislaha ah ee golaha Wasiirada xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo uu shir gudoomiyay Ra’iisul wasaare Xassan Cali Khayre ayaa lagu ansixiyay sharciga Duulista iyo Hawada, iyadoo golaha la hor geeyay...