Wasaaradda Gaashaandhigga oo ciidamo kala dhex dhigtay ciidamo beeleed ku dagaalamay Dayniile
Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa ciidamo kala dhex dhigtay Ciidamo u abaabulan qaab beeleed oo shalay illaa xalay fiidkii ku dagaalamayay xaafado ka tirsan degmada Dayniile. Saraakiil ka tirsan ciidanka xoogga...