Daawo: Senetor Muno Cumar Oo Ciil lahadli kari weysay “Waa in Itoobiya lagu daraa go’aanka uu Aqalka Sare dalka uga eryay Shirkada DP World (Sawirro)
Muqdisho (Mareeg News ) Senetor Muno Cumar Xasan oo kamid ah Xildhibaanada Aqalka Sare ee baarlamanaka Somalia, ayaa aad u dhaliishay talaabada ay Xildhiabaanada baarlamaanka ku caburinayaan shirkada DP World...