Israel Oo Mamnuuceysa Taleefishinka Aljazeera
Israel ayaa qorsheeneysaa inay taleefishinka Aljazeera ka mamnuucdo dalka Yahuuda, sida ay sheegtay wasaaradda warfaafinta dalkaas. Wasiirka warfaafinta Ayoub Kara ayaa sheegay inuu doonayo in kaararka aqoonsiga warbaahineed ka qaado...