Xoghayihii Hore Ee Wasaarada Arrimaha Gudaha Oo Xilkii Wareejiyay Maanta + Sawirro
Munaasabad Maanta lagu qabtay Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka Soomaaliya ayaa waxaa xilkii kula wareegay Xoghayaha Joogtada KMG ah ee Wasaarada Arimaha Gudaha Soomaaliya. Munaasabada ayaa waxaa ka qeybgalay Mas'uuliyiin...