Madaxweynaha Oo Ka Digay In Ciidamo Hubeysan Lala Galo Goobaha Doorashooyinka
Muqdisho 19 November 2016 - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa uga mahad-celiyey dowlad gobolleedyada dalka, guddiyada doorashooyinka, ciidamada qaranka Soomaaliyeed, ciidamadda dowlad gobolleedyada iyo kuwa AMISOM...