Abwaan Cabdi Shire Jaamac (Ciyaar Jecel) Oo Ka Mid Noqday Xubnaha Aqalka Hoose Ee Galmudug
Waxaa maanta Magaalada Cadaado oo xarun KMG u ah maamulka Galmudug lagu soo doortay Abwaanka caan ka ah ee Abwaan Cabdi Shire Jaamac (Ciyaar Jecel) oo maamulka Galmudug u matalaya xubnaha Aqalka Hoose ee...