Shirka Madasha Hoggaanka Qaranka oo maalintii labaad si habsami leh uga socda Muqdisho
(Villa Somalia)—Shirka Madasha Hoggaanka Qaranka ayaa maalintii labaad si habsami leh uga socda Xarunta Madaxtooyada ee magaalada Muqdisho. Shirkan oo uu shir guddoominayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya , Mudane Xasan...