Puntland oo sheegtay inay qabteen labo ruux oo xanuunka Aids-ka ku faafinayay Garowe
By jowhar.com—Maamulka Puntland ayaa sheegay inay qabteen labo ruux oo xanuunka HIV Aids ku faafinayay deegaanada Puntland gaar ahaan magaalada Garowe ee xarunta Puntland. Agaasimaha la dagaalanka xanuunka Aids-ka Dr...