Taariikh-nololeedka Marxuum Danjire Abdillahi Hassan Mohamoud
Marxuum Cabdullaahi Xassan Maxamuud waxa uu sannadkii 1943-kii ku dhashay Deegaanka Iimeey ee dhulka Soomaalida Ethiopia, wuxuuna howlaha diblomaasiyadda ku soo biiray sanadkii 1987,xilligaasi oo loo magacaabay Safiirkii Jamhuuriyadda Soomaaliya...