Kenya oo xireysa Hawadeeda ka hor imaanshaha Barack Obama
Dowladda Kenya ayaa ku dhawaaqday inay xireyso hawadeeda booqashada Madaxweynaha Mareykanka uu ku imaanayo dalkaas maalinta jimcaha ee soo socota. Xiritaankan Hawada ayaa lagu tilmaamay mid qeyb ka ah sugida...