Magcyada Golaha Adeegga Garsoorka iyo Guddiga Doorashooyinka Soomaaliya
Mareeg.com: Shalay Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya ansixiyey Guddiyada madaxa bannaan ee Doorashooyinka, Guddiga Golaha Adeegga Garsoorka iyo Guddiga Xuduudaha. Golaha Wasiirrada ayaa markii ay dood dheer ka yeesheen soo...