John Kerry oo Nairobi ka yiri: Sax maaha in qaxootiga Soomaaliyeed qasab lagu celiyo
Mareeg.com: Xoghayaha Arrimaha Debadda Mareykanak, John Kerry oo ku sugan magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya, ayaa shir jaraa'id oo uu ku qabtay halkaas ku sheegay ineysan habooneyn in qaxootiga...