Wasiiro iyo Mas’uuliyiin gaaray degmada Caabudwaaq
Wafuud ballaaran oo isugu jira Wasiiro, Mas’uuliyiin, siyaasiyiin iyo odayaal dhaqameedyo ayaa maanta gaaray degmooyinka Dhuusa Mareeb iyo Caabudwaaq, iyadoo socdaalkooda uu la xiriiro arrimaha maamul u sameynta Gobolada Dhexe...