Amb, Yuusuf Bari bari oo ku geeriyooday weerarkii Hotel Maka Al-Mukarama
Mareeg.com-Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Xarunta Xuquuqul Insaanka Qaramada Midoobey ee magaalada Geneva Amb. Yuusuf Maxamed Ismaaciil (Bari bari) ayaa u geeriyooday dhaawac ka soo gaaray weerarkii Al-Shabaab ku qaadeen galabta...