Warancadde: Somalia ma bixin karto dekeda Berbera
Mareeg.com: Wasiirka Arrimaha gudaha Somaliland Cali Maxamed Warancadde, ayaa sheegay inaanay Soomaaliya ka arrimin karin Madaarada iyo Dekeddaha Somaliland kadib markii sida uu yiri dowladda Soomaaliya sheegtay inay Dhinacyada Hawada...