Baarlamanka oo ogolaaday 10 maalmood oo RW Cumar kusoo dhameystirayo xukuumadda
Mareeg.com: Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ogolaaday codsi uu maanta u jeediyey Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Cumar C/rashiid, kaasoo ahaa in 10-ka cisho oo dheeraad ah la siiyo si uu dhameystiro xukuumaddiisa. Dood dheer...