Musharraxii 4aad oo isu soo taagay xilka madaxweynaha maamulka Mudug & Galgaduud
Mareeg.com: Musharraxii 4-aad ayaa isu soo taagay xilka madaweynaha maamulka Gobollada Dhexe ee la doonayo in laga dhiso Mudug iyo Galgaduud. Wasiirka Amniga ee maamulka Ximan iyo Xeeb, Maxamed Daahir...