Xagee ku dambeeyey sarkaalkii Alshabaab ee dhawaan galay gacanta dowladda Soomaaliya?
Mareeg.com: Maanta waxaa soo baxay warar sheegaya in Zakariye Ismaaciil oo horay uga tirsanaa Alshabaab, basle dhawaanahan ciidamada dowladda Soomaaliya ay ku hayeen degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo ay kaxeysteen...