RW Cumar Cabdirashiid: Ahmiyadda 1-aad waxaan siinayaa milateriga (Sawirro)
Mareeg.com: R/wasaaraha Soomaaliya, Cumar C/rashiid oo ay wehliyaan Sii-hayaha Xilka Wasiirka Gaashaandhigga iyo ku xigeenkiisa ayaa maanta kormeeray xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya. Taliyaha Ciidanka Xoogga Soomaaliya Sareeyo Guuto Daahir Aadan...