Mustaf Dhuxulow oo ka dhoofay Muqdisho iyo amarkii xeer ilaaliyaha oo socon waayay
Mareeg.com-Siihayaha Wasiirka Warfaafinta Dowlada Federalka Soomaaliya Mustaf Dhuxulow ayaa maanta ka dhoofay garoonka dayuuradaha ee magaalada Muqdisho isagoo ku sii jeeda dalka Isutagga Imaaraadka Carabta xilli ay xeer ilaaliyaha qaranka...