Madaxweynaha Somaliland: Waar xanuunsan maayo, dhegna laygama hayo
Madaxweynaha maamulka Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo, ayaa maanta la hadlay shacabka ku nool deegaanada uu ka arrimiyo, wuxuuna Khudbadiisa sii mariyey warbaahinta: Bismillaahi Raxmaani Raxiim “Al-xamdulilaahi, Wassalaatu Wasslaamu Calaa...