Magacyada 5 wasiir oo dowlada Soomaaliya u saartay baaritaanka geeridii Taliyaha Booliska
Mareeg.com: Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa magacaabay guddi wasiirro ah oo ka kooban 5 xubnood oo baaritaan ku sameeya geerida kadiska ah ee ku timid taliyihii ciidanka booliska Soomaaliyeed,...