Sawirro: Madaxweyne Xasan oo kormeeray Isbitaalka Digfeer oo la casriyeeyey
Mareeg.com:- Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehliyaan wasiirada arrimaha gudaha iyo caafimaadka ayaa maanta kormeeray dhismaha isbitaalka Digfeer oo dowladda Turkigu dib dhis weyn iyo qalabeyn casri ah...