BAAQ NABADEED: FADLAN DAGAALLADA TALEEX JOOJIYA!!!
Mareeg.com-(Reg.No.1XCBLTDT:174/14) Ku: Madaxweynaha Jamhuuriyada Federal-ka ah ee Soomaaliya Ku: Ra'isulwasaaraha Jamhuuriyada Federal-ka ah ee Soomaaliya Ku: Gudoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyada Federal-ka ah ee Soomaaliya Ku: Dhamaan Xubnaha Golaha Wasiirada Jamhuuriyada Federal-ka...