Labo wasiir oo looga yeeray iney hortagaan baarlamanka federaalka Soomaaliya
Muqdisho – Mareeg.com: Labo wasiir oo ka mid ah golaha wasiirada ayaa looga yeeray iney hortagaan Golaha Shacabka Soomaaliya, kadib markii mooshin laga keenay. Guddoomiyaha baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya,...