Madaxweyne Xasan Iyo Wasiirka Arrimaha Debadda Burundi Oo Kulan Ku Yeeshay Muqdisho
Muqdisho, 08 February 2014 – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta Muqdisho kula kulmay Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Brundi H.E. Laurent Kavakure, ayaa ammaanay doorka Burundi oo uu ku...