155 qof oo xalay lagu qabtay howlgal ka dhacay Ceelasha Biyaha * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

155 qof oo xalay lagu qabtay howlgal ka dhacay Ceelasha Biyaha

Ciidamadda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa xalay Howlgal culus waxa ay ka sameeyeen Deegaanka Ceelasha Biyaha Ee Duleedka Caasimada Muqdisho.

Ciidamadda ayaa Howlgalkasi ku soo qabqabtay Dad badan oo gaaraya 155 qof oo dhamaantood la sheegay in lagu sameyn doono Baaritaan xoogan.

Cidamadda Dowlada oo Garab ka helaya kuwa AMISOM ayaa marwaliba ka sameeya goobaha ay ka arimiyan Howlagalo ay ku sheegaan in Amniga lagu Xaqiijinayo.

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!