DEG DEG: Qarax xoogan oo ka dhacay Muqdisho

Waxaa lagu soo waramayaa in Qarax xoogan uu goordhow ka dhacay Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya.

Qaraxan oo weli aan nuuciisa la shaacin ayaa lagula eegtay Gaari nuuca aan Xabadu karin nawaaxiga Isgooyska Zoobe ee Magaalada Muqdisho.

Kala soco www.mareeg.com waxii warkan ku soo kordha hadii Alla Idmo