Shirkii Itoobiya oo laga shaaciyay ARIN ka farxisa Soomaaliya (AKHRISO)

Shir Madaxda Dalalka Afrika uga furmay Dalka Itoobiya ayaa qodobadii laga shaaciyay midkood waxuu noqday mid aad ay ugu farxeen Madaxda Dalka Soomaaliya.