
Darawalkii Siilaanyo oo isaga oo Tahriibaya laga Sooqabtay Dalka Turkiga oo Beeniyay in uu Tahriib ahaa,, Ninka lagu magacaabo Cabdi Cabdilaahi oo Jufo hoose la ah Madaxwayne Siilaanyo ayaa Dhawaan Lagu Qabtay Dalka Turkiga isaga oo wata Vise Been abuur ah oo Nooca Ardayda loo soosaaro, Cabdi Cabdilaahi ayaa Qorshaynayay in uu Vise kale oo Dublomaasi Been abuur ah kagasii baxo dalka Turkay si uu isaga dhiibo, Dalka Uk, Halkaas oo ay Qoyska Reer Siilaanyo Guryo badan ka iibsadee