Iyadoo maleeshiyooyin daacad u ah Madaxweynihii hore ee Dowlad-goboleedka Koonfur-galbeed Soomaaliya, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen), ay sii wadaan weerarro marba marka ka dambaysa sii xoogaysanaya oo ay ku qaadayaan qaybo ka mid ah ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya ee ka hawlgala Koonfur-galbeed, gaar ahaan magaalada Baydhabo, ayaa la arkayay in Dowladda...