Wasaarada arrimaha gudaha oo yeelatay afhayeen gaar ah

Sharing is caring!

Wasiirka arrimaha gudaha & federaalka Soomaaliya, C/llaahi Goodax Barre ayaa afhayeen u magacaabay wasaaraddiisa, kaasoo ku hadli doona afka wasaaradda.

Wareegto kasoo baxday xafiiska wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha iyo federaalka ayaa Cabdifataax Daahir Mire loogu magcaaabay afhayeenkan cuusb ee wasaaradda arrimaha gudaha.

Halkaan ka aqri wareegtada wasiirka.

 

Next page

Mareeg senior news editor since 2001 and he can be reached at news@mareeg.com