UN Special Representative for Somalia urges calm in Baidoa

Mareeg.com- Mogadishu, 31 January 2014 – The Special Representative of the UN Secretary-General for Somalia, Nicholas Kay, today expressed his concern over escalation of tensions in Baidoa surrounding a federal state-building conference. “It is important that all parties remain calm, committed to dialogue and support reconciliation efforts. I call on the traditional leaders, politicians and all stakeholders to play a constructive and reconciliatory role,” said SRSG Kay. “Nobody should risk taking steps that spoil peace- and state-building processes. I recognise the need for all stakeholders to meet without delay in Baidoa to address the legitimate concerns and aspirations of all parties. UNSOM is working closely with local partners, the Federal Government, IGAD and others to that effect, in order to reinvigorate peaceful talks and reconciliation efforts,” SRSG Kay added. ********** Ergaygga-Gaarka ah ee Xoghaya-Guud ee Qaramadda Midoobay u Qaabilsan Soomaaliya oo oogu baaqay dadka reer Baydhabo in ay ilaaliyaan deganaashaha Muqdisho, 31 Jenaayo 2014 – Ergaygga-Gaarka ah ee Xoghaya Guud ee Qaramadda Midoobay u Qaabilsan Soomaaliya, Nikolas Kay, ayaa maanta dareen kamuujiyay xiisadda isa soo taraysa ee ka jirta magaaladda Baydhabo, kuna saabsan shir looga hadlaayo dhismaha Dowladda Goboleed ku salaysan nidaamka Federaaliga ah. “Waxaa muhiim ah in dhamaan dhinacyadda (ay arrinta khusayso) muujiyaan degenaasho, ayna wadda hadlaan, taageeraana dadaaladda ku aadan dibuheshiisiinta. Waxaan oogu baaqayaa oday dhaqmeedyadda, siyaasiyiinta, iyo dhamaan dadka ay arrintu khusayso in ay waxqabadkooda ku saleeyaan dib-uheshiisiin iyo hab wax dhisayo,” ayuu yiri, Ergaygga Gaarka ah. “(Sidaas darted), waa in uusan qofna qaadin talaabo wax u dhimaysa geedi socodka nabadda, habka lagu dhisayo dowladnimada. Waxaan garwaaqsanahay baahidda loo qabo in ay si dhakhso leh oogu kulmaan magaaladda Baydhabo dhamaan dhinacyadda ay arrintu khusayso si wax looga qabto dareenka dhabta ah ee jira iyo rabitaanka dhinacyadda oo dhan. UNSOM waxay si dhow ula shaqaynaysaa dhamaan dhinacyadda oo dhan (ee dalka jooga), Dowladda Federaalka, IGAD, iyo qaybaha kaleba si loo xoojiyo wada hadalka iyo dib-uheshiisiinta, Ayuu yiri ergaygga Gaarka ah. Get updates from UNSOM: www.unsom.unmissions.org @UNSomalia www.facebook.com/UNSomalia

Sharing is caring!