Qarax Xoogan Oo Ka Dhacay Muqdisho




Sharing is caring!

Waxaa xiliga afurka kadib Magaalada Muqdisho laga maqlay Qarax weyn oo ka dhacay Nawaaxiga hotelka Karmel oo ku yaalla wadada isku xirta Isbitaalada Difgeer iyo Banaadir.

Qaraxa Caawa Muqdisho ka dhacay ayaa la sheegay in uu ahaa miino dhulka lagu aasay,waxaana goobta gaaray Ciidamada amaanka dowlada Soomaaliy oo halkaasi xiray

Ilaa iyo hada lama oga Khasaaraha ka dhashay Qaraxa ka dhacay Nawaaxiga hotelka Karmel oo ku yaalla wadada isku xirta Isbitaalada Difgeer iyo Banaadir.

 

Next page

About waashiton 708 Articles
Former somalia247.com reporter and currently mareeg media representative in Somalia