Madaxweyne Xaaf Oo Magacaabay Caasimada KMG Ah Ee Galmudug




Sharing is caring!

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa magacaabay Caasimada KMG ah ee dowlad Goboleedka Galmudug waxaana uu u magacaabay in ay noqoto Magaalada Cadaado.

Qoraal kasoo baxay Xafiiska Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa lagu Magacaabay Caasimada KMG ah ee Galmudug ay noqoto Magaalada Cadaado.

Next page

About waashiton 740 Articles
Former somalia247.com reporter and currently mareeg media representative in Somalia