Madaxweyne Farmaajo Oo Ku Dhawaaqay Hadal Aan Caadi Aheyn

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu baaqay dhalinyaradda Soomaaliyeed meelkastoo oo ay jooggaan in ay u diyaargaroobaan dagaalka ay dowlada Iclaamisay ee ka dhanka ah Al-Shabaab.

Waxaa uu sheegay in cidda kaliya ee Soomaaliya dhibaatada ka saarikara ay yihiin dhalinyaradda, sidaasdarteed laga doonaayo in ay muujiyaan doorkood.

Madaxweyne Farmaajo ayaa ugu baaqay dhalinyaradda in ay qalinka dhiggaan oo ay dagaal u diyaar garoobaan.

Soomaaliya ayuu sheegay Madaxweyne Farmaajo Maanta in ay u baahan tahay dhalinyaro badbaadisa.

Waxa uuna tibaaxay in Dhalinyarada laga helo in dalkooda ay u huraan naftooda iyo maalkooda sida uu hadalka u dhigay.

 

Sharing is caring!

Next page

About waashiton 1520 Articles

Former somalia247.com reporter and currently mareeg media representative in Somalia