Maalinta Haweenka Adduunka oo maanta la xusayo

Sharing is caring!

Maalinta Haweenka adduunka ayaa maanta laga xusayaa guud ahaan caalamka gaar ahaan Soomaaliya.

8th  Maarso sanad walba maanta oo kale guud ahaan caalamka waxaa laga xusaa maalintan caalamiga ah ee maalinta haweenka addunka.

Munaasabado ku aadan maalintaan ayaa lagu wadaa inay ka dhacaan Muqdisho iyo gobolada waxaana haweenku ay udabaal dagayaan maalinta ugaar ka ee 8-March,iyaga oo iskugu hambalyeynaya qiimaha maalintan oo sanad-kiiba mar ay xusaan haweenka maanta oo kale.

 

Wasaarada haweenka ee xukuumada ayaa qaban qaabineysa maamuska xaflada ,iyada oo haweenku ay ka qeyb gali doonaan munaasabadasi ,si ay u muujiyaan dareenkooda,

Marwada madaxweynaha Seynab Cabdi Macalin ayaa hambalyo ku aadan maalintaan udirtay haweenka Soomaaliyeed,iyadoo ugu hambalyeysay maalinta caalamiga ah ee Haweenka.

Codka Marwada Madaxwaynaha

 

Next page

The author is a senior freelance journalist based Somali capital Mogadishu