Doorashada Guddoomiye Ku Xigeenka Baarlamaanka Soomaaliya Oo Maanta La Qabanayo




Sharing is caring!

Goordhow ayaa lagu wadaa in xarunta Golaha shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ay ka bilaabato Doorashada Guddooomiye ku xigeenka 1-aad iyo 2-aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Doorashada maanta ka dhaceysa xarunta Golaha shacabka ayaa waxaa ku tartamaya ilaa iyo 6 Musharax oo kala ah.

1.Jeylaani Nuur Iikar.

2.C/weli Sheekh Ibraahim Muudey.

3.Faarax Sheekh C/qaadir.

4.Khaalid Macow C/qaadir

5.Saciid Xuseen Ciid.

6.Khadiija Maxamed Diiriye.

Shalay waxaa Magaalada Muqdisho lagu doortay Gudoomiyaha Barlamaanka Federaallka Soomaaliya iyadoona si Rasmi ah uu xilkaasi ugu guuleystay Maxamed Shiikh Cusmaan Jawaari.

Next page

About waashiton 707 Articles
Former somalia247.com reporter and currently mareeg media representative in Somalia