Dab Xoogan Oo Ka Kacay Kaalin Shidaal Ku Taalla Degmada Guriceel

Warark aan ka heleyno degmada Guriceel e Gobolka Galgaduud ayaa waxa ay sheegayaan in uu dab ka kacay Kaalin shidaal oo hlkaasi ku taala.

Lama oga waxa sababay dabkaas,iyada oo kaalinta ay ku taalo ka soo horjeedka Sldhiga degmada Guriceel oo ay degan yihiin dad bdan oo Shacab ah..

Wararkii ugu dambeeyay ayaa waxa ay sheegayn in iminka Maamulka degmada Guriceel ee Mamulka Gobolada dhexe iyo Shacabka Magaaladaas ay wadaan dadaalo ay ku doonyan in debkaas lagu demiyo.

Dabkaan ayaa socda wax ka badan Saacad,iyada oo ilaa iyo hada aan la sheegi krin Khasaaraha rasmiga ah ee uu geestay.

Sharing is caring!

Next page

About waashiton 998 Articles
Former somalia247.com reporter and currently mareeg media representative in Somalia