Axmed Madoobe oo ku guuleystay Doorashada Jubbaland

Kismaayo ( Mareeg)-Wararka aan ka heleyno Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubbada Hoose ayaa ku soo warramaya in Axmed Madoobe mar kale uu ku guuleystay doorashada Madaxtinimo ee Maamulka Jubbaland.

Axmed Madoobe ayaa mar kale ku soo baxay Hoggaanka Maamulka Jubbaland sida indhawaanahaanba ay hadal haayeen siyaasiyiinta iyo aqoonyahannada ka soo jeeda deegaanada Maamulkaas.

Sharing is caring!

View All