Al Shabaab Oo Soo Bandhigay Gaari Ay Ka Soo Gafaasheen Gudaha Dalka Kenya + Sawirro

Sharing is caring!

Ururka Al Shabaab ayaa soo bandhigay Gaari ay ka soo gafaasheen Xisbiga Jubulii ee ah kan uu hoggaamiyo Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru kenyata.

Gaarigaan ayaa waxa si gaar ah u  lahaa Gudiga Doorashada dalka Kenya kaas oo weerar lagu soo qafaashay oo dhawaan ka dhacay Gudaha dalka Kenya.

Gaarigaan oo Midabkiisu uu yahay Casaan ama Gaduud,ayaa hada Gacanta ugu jira Al Shabaab waxana dowlada Kenya ay horay u xaqiijisay in uu jiro Qafaalashada Gaarigaas.

 

Next page

About waashiton 783 Articles
Former somalia247.com reporter and currently mareeg media representative in Somalia