Akhri: Jawaari oo amray hakinta ajandaha mooshinka ka dhanka ah RW Cabdiweli

Mareeg.com: Kadib markii shalay markii 3-aad kulanka baarlamaanku ku dhamaaday fowdo, ayaa gudoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya, Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari soo saaray go’aan lagu joojinayo in la guda galo ajandaha mooshinka ka dhanka ah RW Cabdiweli Sheekh oo la rumeysan yahay in laga soo abaabulay madaxtooyada.

Kor ka aqri qolaalka kasoo baxay Jawaari oo ka kooban 2 bog.

Mareeg Media

 

Sharing is caring!

Mareeg senior news editor since 2001 and he can be reached at news@mareeg.com